Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Qaraxii Ciyaartoyda lagu laayay ee ka dhacay Kismaayo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda ciyaaraha geerida dhallinyaradii ciyaartooyda ahayd ee ku shahiiday qaraxii argagixisanimo ee ka dhacay magaalada Kismaayo. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa tilmaamay in falkaas arxandarrada ah uu ka marag kacayo sida ay argagixisadu cadow ugu … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Qaraxii Ciyaartoyda lagu laayay ee ka dhacay Kismaayo